WAJAALE NEWS

Ciidamada Qaranka Ee Ku Sugan Jiida Tukaraq Oo Ka Hadlay Xaalada Nabadgalyo Deegaanka, Beeniyayna In Ay Kasoo Guureen Tukaraq!

TUKARAQ(W,N)-Ciidamada qaranka somaliland ee ku sugan jiida hore ee gobolka sool gaar ahaan deegaanka tukaraq ayaa ka warbixiyay xaalada guud ee nabadgalyada deegaanka.

Sidoo kale taliyaha qaybta ee ciidamada tukaraq faysal bootaan ayaa beeniyay warar sheegayay in ciidamada qaranka kasoo guureen fadhiisinkan

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

Exit mobile version