WAJAALE NEWS

Agaasimaha Guud Ee Wasaarada Qorshaynta Jsl Oo Sharaxay Muhiimada Uu Bulshada Somaliland Uleeyahay Mashruuca Barwaaqo.

HARGAYSA(W,N)-Agaasimaha Guud Ee Wasaarada Qorshaynta Qaranka Somaliland Axmedyasiin Muxumed xasan ayaa ka hadlay muhiimada uu bulshada Somaliland uleeyahaymashruuca barwaaqo oo hore loo odhan jiray Biyoole, iyo adeegyada loogu talo galay in lagu hormarinyo kuwaasi oo ay ugu muhiimsan tahay Adeegyada biyaha laga helo.

Sidoo kale Agaasimaha Guud ee wasaarada qorshaynta ayaa sharaxaraad ka bixiyay qaabku uu ushaqaynayo mashruuca barwaaqo iyo sida ay wasaaraduhu uga wada shaqaynayaan.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

 

Exit mobile version