Hargeysa (WJN)- Eng, Maxamed Xaashi Cilmi oo ka mid ah siyaasiyiinta madasha wadatashiga Somaliland ayaa waxa uu Xukuumada Madaxweyne Muuse Biixi u soo jeediyay in aan wakhtiga iskaga lumin ictiraaf raaadin iyo waxyaabo aan qaranka dan u ahayn oo ay beesha caalamka u soo bandhigto dhibaatooyinkii iyo xasuuqii ay dowlada Soomaaliya u gaysatay shacabka Somaliland.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka
https://youtu.be/D6Tl4qLUnZU