|
|||||
WAJAALE NEWS
“Ictiraaf Raadin Yaynaan Wakhtiga Iskaga Lumin Ee Waa In Beesha Caalamka U Soo Bandhigno Dhibtii Somaliya Inoo Gaysatay”.Maxamed Xaashi
October 13, 2018 - Written by Reporter:Hargeysa (WJN)- Eng, Maxamed Xaashi Cilmi oo ka mid ah siyaasiyiinta madasha wadatashiga Somaliland ayaa waxa uu Xukuumada Madaxweyne Muuse Biixi u soo jeediyay in aan wakhtiga iskaga lumin ictiraaf raaadin iyo waxyaabo aan qaranka dan u ahayn oo ay beesha caalamka u soo bandhigto dhibaatooyinkii iyo xasuuqii ay dowlada Soomaaliya u gaysatay shacabka Somaliland.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka https://youtu.be/D6Tl4qLUnZU Related posts:Waraysi Dhinacyo Badan Taabanaya Oo Lala Yeeshay Maayarka Caasimada Iyo Xogo Xasaasiyay Uo Uu Bulsha... Wafti balaadhan oo Xildhibaan Bashiir Tukaale Hogaaminayo oo Bari Buuqasho Ku Tagi Doona Gobolka Gab... Madaxweynihii xukunka laga tuuray ee dalka Masar Mohamed Mursi oo maanta maxkamad la soo taagay COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|