LAASCANOOD(W,N)-Wasiirka warfaafinta Somaliland saleebaan cali koore oo ay weheliyaan qaarkamid ah xildhibaanada golaha guurtid iyo wakiilada ayaa maanta kulan la qaatay dhalinyarada iyo cuqaasha gobolka soo isagoo bulshada kula shaaheeyay maqaaxiyaha magaalada laascanood.