WAJAALE NEWS

Masuuliyiin Xukuumada Jsl Katirsan Oo Kulan La Qaatay Waxgaradka Magaalada Laascanood

LAASCANOOD(W,N)-Wasiirka arimaha gudaha somalilandtaliyayaasha ciidamada iyo maamulka gobolka sool ayaa maanta xarunta gobolka kulan kula qaatay madaxdhaqameedka iyo waxgaradka magaalada laascanood

Kulan ayaa ujeedadiisa ahayd sidii ooga wada hadli lahaa khasaarihii ka dhashay rabshadihii magaalada ka dhacay iyo sidii loo xoojin lahaa ilaalinta nabadgalyada.

https://youtu.be/4x5oG2IGF1Y

 

Exit mobile version