HARGAYSA(W,N)-Gudoomiyaha urur siyaasadeedka Ogaal Rooda cabdi ayaa jawaab kulul ka bixiyay hadal deel qaaf ah oo kazoo yeedhay haweenka xisbiga kulmiye taageera ee ay madaxwayne isku deegaanka yihiin kaasi oo ay kula dul dhaceen suldaanka guud ee subeer awal iyadoo ku tilmaamtay dhaqan aan looga baran haweenka.
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;