WASHINGTON(W,N)-Golaha amaanka ee qaramada midoobay ayaa fadhi deg deg ah ka yeelaynaysa arin uu sameeyay wasiir yuhuudi ah taasi oo ay dhalatay cadho wayn oo dadka muslimiinta ah kadib markii wasiirkani uu galay masjidka barakaysan ee qaza.
HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;