WAJAALE NEWS

DAAWO;-Gudoomiye Faysal Cali Waraabe Oo Sheegay In 13November Wixii Ka Danbeeyay Madaxwaynaha Ay Yihiin Sedex Gudoomiye Oo Siman.

HARGAYSA(W,N)-Gudoomiyaha xisbiga  Ucid Eng Faysal waraabe ayaa soo dhaweeyay baaqii kazoo baxay beesha caalamka ee mawqifkooga qabsoomida doorashooyinka Somaliland

Sidoo kale Gudoomiye faysal ayaa sheegay in 13novembar wixii ka danbeeyay aanu madaxwayne biixi u aqoonsanayn madaxwayne islamarkaana ay yihiin sedex Gudoomiye oo siman

Dhanka kale Gudoomiyaha Xisbiga Ucid ayaa baaq udiray ciidamada qalabka sida ee Somaliland o uu soo jeediyay in aanay ku milmin muranka siyaasadeed ee dalka jira isagoo eedo culusna ujeediyay gudoomiyaha golaha Guurtida Somaliland.

Exit mobile version