HARGAYSA(W,N)-Siyaasiyiinta iyo haldoorka urur siyaasadeed miisaanka oo maanta warbaahinta kula hadlay magaalada hargaysa ayaa ka hadlay gubashadii suuqa waaheen, muranka ka taagan cida leh masuuliyada dib udhiska suuqa waaheen, fashilka wasaarada hawlaha guud iyo guryayta.
Sidoo kale siyaasiyiinta urur siyaasadeed miisaan ayaa fashiliyay qorshaha maamulka somaliya ee ka faamiidaysiga masiibadii ka dhacday suuqa waaheen iyo qorshe xumada xukuumada Somaliland
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;
https://youtu.be/GNOpd3WmErc