WAJAALE NEWS

Qaarkamid Ah Culimada Somaliland Oo Ka Hadlay Arinta Laascanood Iyo Baaq Ay Udireen Xukuumada Jsl.

HARGAYSA(W,N)-Qaarkamid ah culimo awdiinta Somaliland eek u dhaqan caasimada hargaysa ayaa baaq kazoo saaray xaalada ka taagan magaalada laascanood iyagoo xukuumada ugu baaqay in ay sugto abniga dadka reer sool iyagoo shacabkana ugu baaqay In ay isdajiyaan.

Exit mobile version