WAJAALE NEWS

“Madaxwayne Waxaad Moodaa Arimihii In Aad Kusoo Koobtay, Amar Iyo Adayg”Xildhibaan Guruuje.

HARGAYSA(W,N)-Xildhibaan Axmed Nuur Yuusuf guruuje oo katirsan mudanayaasha golaha wakiilada somaliland ayaa ka hadlay xaalada magaalada laascanood iyo rabshadihii ka dhacay

Sidoo kale xildhibaan Guruuje ayaa madaxwaynaha Somaliland ugu baaqay in uu keeno xal aan ahayn xabad nool oo loo adeegsado shacabku marka ay banana baaxayaan,

Dhanka kale xildhibaan guruuje ayaa sheegay in beelaha gobolka sool uu uu maqan yahay saamigii ay ku lahaayeen xukuumada Somaliland.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version