|
|||||
WAJAALE NEWS
“Madaxwayne Waxaad Moodaa Arimihii In Aad Kusoo Koobtay, Amar Iyo Adayg”Xildhibaan Guruuje.
January 8, 2023 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Xildhibaan Axmed Nuur Yuusuf guruuje oo katirsan mudanayaasha golaha wakiilada somaliland ayaa ka hadlay xaalada magaalada laascanood iyo rabshadihii ka dhacay Sidoo kale xildhibaan Guruuje ayaa madaxwaynaha Somaliland ugu baaqay in uu keeno xal aan ahayn xabad nool oo loo adeegsado shacabku marka ay banana baaxayaan, Dhanka kale xildhibaan guruuje ayaa sheegay in beelaha gobolka sool uu uu maqan yahay saamigii ay ku lahaayeen xukuumada Somaliland. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; Related posts:DAAWO;-Siyaasiyiin Dhaliilay Qaabkii Madaxwayne Biixi Uga Goys Adaygay Codsigii Ergada Xalinta Khila... Daawo ;Nashada Caawa Iyo Hees Cusub Codkii Macaana Ee Fanaan Sir Mohamoud Omar Abdi (Aduunkaan Ku Je... 30-kii Maalmood Ee Wasiirka Isgaadhsiintu Uqabatay In Lagaga Guuro .SO Oo Ku Beegan Maalinta Bari A... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|