MUQDISHO(W,N)-Madaxwaynaha somaliya xasan sheikh maxamuud ayaa ka hadlay xaaladihii maalmihii udanbeeyay ka taagnayd magaalada laascanoood ee gobolka sool ee Somaliland iyagoo ku baaqay in arinta lagu dhameeyo nabad balse aan xoog wax lagu muquunin
DAAWO MUUQAALKA WARKAN;