Dhulbahantoow Majeerteen Isma Daaroodsan Karaysaan, Ee Inagaa Isdhalay, Xukuumadana Waxaan..
HARGAYSA(W,N)-Siyaasi Rashiid Jamaac Yuusuf (sheekhul Axmar) oo kamid ah siyaasiyiinta somaliand ee inta badan ka hadla arimaha guud ayaa ka hadlay arimaha maalmihii udanbeeyay ka taagan magaalada laascanood iyo dadka ku hawlan hurinta iyo kala fogaynta shacabka Somaliland
Sidoo kale siyaasi rashiid jaamac dhari ayaa beelaha dega gobolka sool ugu baaqay in aanay maamulka garoowe iyo dadka caadifada qabyaaladeed wadaan aanay waxba isku ahayn.