LAASCANOOD(W,N)-Maayarka magaalada laascanood ayaa ka warbixiyay xaalada guud ee magaalada oo hada degan ,qaabka ciidamadu uga baxeen iyo shakhsiyaadkii ka shaqeeyay in la dajiyo shacabka.
Maayarka Magaalada Laascanood Oo Ka Warbixiyay Xaaladihii Udanbeeyay Ee Magaalada!
