GABILEY(W,N)-Agaasimo waaxeedyada dawlada hoose ee gabiley oo ka wakiil ah shaqaalaha dawlada hoose ee degmada Gabiley ayaa deeq buugaag ah gaadhsiiyay Maktabada qaran ee magaalada gabiley oo la filayo in dhawaan lafuro.
Deeqdan ayaa waxaa agaasime waaxeedyada gabiley kala wareegay masuuliyiinta maktabada gabiley
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;