WAJAALE NEWS

“Maanta Oo kale Hadaan Isaga Ahaan Lahaa, Damiirkeygu Wuxuu Isiin Lahaa Inaan Iscasilo”Xil, Axmed khaliif.

Xildhibaan Axmed Khaliif oo ka mid Xildhibaannada golaha wakiillada ayaa si adag uga hadlay xaaladda ay maanta ku sugan tahay magaalada Laascaanood. Isagoo sheegay hadii uu madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ahaan lahaa in uu xilka iskaga tagi lahaa isagoo ugu baaqay in uu xilka iska-casilo.

“Maanta oo kale hadaan isaga ahaan lahaa, damiirkeygu wuxuu isiin lahaa inaan  is casilo.

laakiin waan ku ogahay oo damiirkaasi kuguma Jiro. Waxa dhacayana dan kama lihid,

Somaliland inay adiga kaa dambeyso marabtid

Allow sahal Umuuraha”

W/Q;-Xildhibaan Axmed Khaliif

Exit mobile version