WAJAALE NEWS

DAAWO;Isimada Maamulka Punthland Oo Beeniyay Hadal Kasoo Yeedhay Xubno Madax-dhaqameed Iyo Ganacsato Reer Somaliland Ah Iyo Dareenada Ka Taagan,

Garoowe(W,N)  Isimada maamul goboleedka somaliya punthland  ayaa waxba kuma jiraan ku tilmaamay hadal kasoo yeedhay qaarkamida madaxdhaqameedka reer somaliland ah oo kasoo laabtay magaalada garoowe sheegayna in ay kawada hadleen arimo kusaabsan colaada labada Dal Iyo Xaalada Deegaanka Tukaraq.

Xubnahan Madaxdhaqameed iyo ganacsatada iskugu jira ayaa warkaa ka sheegay markii maanta kusoo laabteen  magaalada Hargaysa.

Halkan kaga Bogo Warkaasi Oo faah faahsan’;

https://youtu.be/gf8Ha9hq8w8

Exit mobile version