WAJAALE NEWS

Gudoomiye Kuxigeenka Haayada Qaxoontiga Oo Soo Xidhay Kulan Ay Haayadu Iskugu Yeedhay Haayadaha Caalamiga ah Iyo Nuxurka Qodobada Kasoo Baxay!

HARGAYSA(W,N)-Gudoomiye kuxigeenka haayada Qaxoontiga Iyo Barakacayaasha qaranka Marwo Faadumo Cabdilaahi Cumar ayaa soo xidhay kulan ay haayada qaxoontigu iskugu yeedhay haayadaha caalamiga ee dalka ka hawlgala iyo kuwo maxaliga Mudo sedex cisho ah ka socday xarunta haayada Qaxoontiga kaasi oo lagaga arinsanayay sidii wax loogu qaban lahaa dadka ka baracay magaalada laascanood.

Sidoo kale gudoomiye kuxigeenka haayada Qaxoontiga ayaa faah faahin ka bixiyay qodobada kazoo baxay shirkan iyo tirade haayadaha kazoo jawaabay wax uqabashada dadka shacabka ah ee ka barakacay magaalada laascanood.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

Exit mobile version