WAJAALE NEWS

Taliyaha Ciidamada Booliska Somaliland oo Kormeeray Xarumaha Booliska Laascaanood

Laascaanood (WJN)- Taliyaha Ciidamada Booliska Somaliland Cabdilaahi Fadal Iimaan oo safar ku jooga magaalada Laascaanood ee Xarunta Gobolka Sool ayaa waxa uu maanta kormeeray xarumaha ciidamada Booliska ee Laascaanood

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

https://youtu.be/j3GCORPfsPg

Exit mobile version