HARGAYSA(W,N)-Gudoomiyaha Golaha guurtida Somaliland saleebaan maxamuud aadan oo maanta guray kalfadhigii golaha ayaa ka hadlay xaalada ka tagaan gobolka sool iyo arinta looga baahan yahay Somaliland sidii wax looga qaban lahaa.
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;