TALEEX(W,N)-Gudoomiyaha Gobolka Xaysimo ee Somaliland ayaa faah faahin ka bixiyay shir laba beelood lagu heshiisiinayay oo lagu qabtay gobolka kaasi oo ay ku kala qaadanayeen mago islamarkaana salka loogu dhigayay nabad ku wada noolaanshaha bulshada gobolka
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;