SOOL(W,N)- Ciidamada qaranka Somaliland ee fadhigoodu yahay gobolka sool oo maalmihii udanbeeyay ku jiray kormeer iyo hawlo ay ku dar dargalinayaa ilaalinta abniga gobolka ayaa digniin culus udiray jabhad dhawaan lagaga dhawaaqay degaanka buuhoodle.
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;
https://youtu.be/gcqmoiTerLo