WAJAALE(W,N)-Qoys reer wajaale ah oo xukuumadu hanti dhismo ahayd oo ay lahaayeen xoog ku baabiisay ayaa fariin culus udiray xukuumada iyagoo sheegay hadii deg deg looga soo jawaabi waayo baaqooqa in ay iyaguna talaabo qaadi doonaan.
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;