WAJAALE NEWS

Gudida Gacanta Ku Haysa Xabaalaha Baqiic Oo Waxba Kama Jiraan Ku Tilmaamay Warar Been Abuur Ah Oo Laga Faafiyay,

HARGAYSA(W,N)- Gudida gacanta ku haysa xabaalaha baqiic ee magaalada hargaya oo maanta warbaahinta la hadlay ayaa waxba kama jiraan ku tilmaamay warar been abuur ah oo xabaalaha lagaga faafiyay baraha bulshada

Sidoo kale gudidan gacanta ku haysa xabaalaha baqiic Ayaa sheegay in aanay jirin lacag laga qaado dadka lagu aasayo iyagoo fariin muhiim ah udiray dadka waxaan jirin ka faafinaya xabaalihii maytida lagu aasayay.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version