|
|||||
WAJAALE NEWS
Gudida Gacanta Ku Haysa Xabaalaha Baqiic Oo Waxba Kama Jiraan Ku Tilmaamay Warar Been Abuur Ah Oo Laga Faafiyay,
January 7, 2023 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)- Gudida gacanta ku haysa xabaalaha baqiic ee magaalada hargaya oo maanta warbaahinta la hadlay ayaa waxba kama jiraan ku tilmaamay warar been abuur ah oo xabaalaha lagaga faafiyay baraha bulshada Sidoo kale gudidan gacanta ku haysa xabaalaha baqiic Ayaa sheegay in aanay jirin lacag laga qaado dadka lagu aasayo iyagoo fariin muhiim ah udiray dadka waxaan jirin ka faafinaya xabaalihii maytida lagu aasayay. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; Related posts:Ganacsade Ay Dawlada Hoose Ee Hargaysi Qufushay Meheradiisii Oo Wacad Ku Maray In Uu la Dagaalamayo Madaxwayne Siilanyo Oo Maalinta Bari Ah Khudbad Sanadeedkii 2014 Ka Hor Jeedin Doona Labada Gole Ee ... DAAWO; Wasiirka Maaliyada Somaliland Oo Xadhiga ka Jartay Ceel Biyood Laga Hirgalay Deegaanka Waali... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|