LAASCANOOD(W,N)-Qaarkamid ah dhalinyarada ku dhaqan magaalada laascanood ayaa ka hadlay xaalada magaalada iyagoo dadka shacabka ee ka qaxay magaalada maalmihii dhawayd ugu baaqay in ay kusoo laabtaan guryahooga slamarkaana ay ilaashadaan abniga iyo wada jirka bulshada.
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;