WAJAALE NEWS

Xildhibaan Cabdi Laki Xasan Xaaji Nuur Ayaa Hanbayo U Diray Guud Ahaan Shacabka Somaliland Iyo Madaxda Qaranka

xildhibaaanBurco(Wajaale News)-Iyadoo Lagu guda jiro  Farxada Ciidul Adxada ayaa Xildhibaan Cabdi Laki Xassan Xaaji Nuur Oo Kamida Xildhibaanada Golaha Deegaanka Degmada Burco  ayaa Hanbalyo Balaadhan U Diray Guud ahaan Umadda Islaamka meelkastoo ay Joogaan Gaar Ahaan Umada Somaliland.

Waxaan uu Xildhibaan Cabdilaki Xassan Xaaji Nuur Hanbalyo u Diray  Madaxweynaha Qaranka Somaliland  Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo  Marwadiisa  Aamina Waris Sh. Maxamuud Jirde , Golaha Wasiirada Xukuumada Somaliland, Golaayasha  Baarlamaanka Iyo Guurtida Kuwa Deegaanka oo  uu ugu hanbalyeeyey  Farxada Munaasibada Ciidul Adxaa.

Xildhibaan Laki aya sidoo kale hanbalyo  bogaadin u diray Bulshada weynta Reer Burco uguna hanbalyeeyey Faraxada Ciidul Adxaa ilaahayna uga baryey in Sanadkaa Sanadkiisa uu ku gaadhsiiyo bash bash iyo barwaaqo.

Xilhibaan Cabdilaki Xassan Xaaji Nuur ayaa kamida Xildhibanaada Dhalinyarada Golaha Deegaanka Degmada Burco  kuna soo Baxay Doorashadii Golaha Deegaaka Ee Dalka Ka Qabsoontay , sidoo kale waxaa uu ka mid yahay Xildhibaanada ugu firin fircoon Degmada Burco.

Exit mobile version