Waddanka saacadaha ugu yar laga soomayaa waa dalka Arjantiina oo laga soomayo 9 Saacadood, halka dalka Denmark uu yahay kan ugu saacadaha badan oo waa 21 Saacadood.
Waddamada adduunka intii jaar ahi, waa isku mid saacadaha ay sooman yihiin, amma waxa u dhexeeya faraq yar. Qaarad kasta waxa aynu ka soo qaadan doonaa waddamo kooban. Waddanka saacadaha ugu yar laga soomayaa waa dalka Arjantiina oo laga soomayo 9 Saacadood, halka dalka Denmark uu yahay kan ugu saacadaha badan oo waa 21 Saacadood.
Ustareeliya………….10 Saacadood.
Waddamada Afrika
Koonfur afrika…10 Saacadood iyo 30 miridh
Marooko……..14 Saacadood
Aljeeriya………14 Saacadood
Liibiya………..14 Saacadood
Naygeeriya……15 Saacadood
Sinigaal…………15 Saacadood
Kamaruun………15 Saacadood
Maali……………14 Saacadood
Ugaandha……….13 Saacadood
Suudaan…………14 Saacadood
Jabuuti…………..14 Saacadood
Kiiniya…………13 Saacadood
Somaliland…….14 Saacadood
Soomaaliya…….14 Saacadood
Waddamada Yurub
Jarmalka………16 Saacadood iyo 30 miridh
Talyaaniga…….16 Saacadood
Holan…………..18 Saacadood iyo 30 miridh
Faransiiska…….16 Saacadood
Ingiriiska………16 Saacadood iyo 30 miridh
Isbayn…………..17 Saacadood iyo 30 miridh
Iswiidhan………20 Saacadood
Iceland…………20 Saacadood
Noorway………20 Saacadood
Dhenmarik…….21 Saacadood
Giriigga…………14 Saacadood iyo 30 miridh
Turkiga…………17 Saacadood
Biljim……………18 Saacadood iyo 30 miridh
Waddamada Bariga Dhexe
Sucuudi Arabiya………. 15 Saacadood
Kuweyt………………….14 Saacadood
Qadar……………………14 Saacadood iyo 40 miridh
Jordan………………….14 Saacadood
Lubnaan……………….15 Saacadood
Baxrayn……………….15 Saacadood
Falastiin………………15 Saacadood
Imaaraat……………..14 Saacadood iyo 51 miridh
Ciraaq……………….14 Saacadood
Iiraan………………..14 Saacadood
Yaman………………14 Saacadood iyo 22 miridh
Ameerika
Arjantiin…………….. 9 Saacadood iyo 30 miridh
Mexico……………..13 Saacadood iyo 20 miridh
Maraykanka ( inta badan)………..15 Saacadood
Alaska (USA)………..20 Saacadood
Baraasiil…………….11 Saacadood
Chile………………..12 Saacadood
Kanada……………..18 Saacadood
Waddamada Aasiya
Shiinaha………….14 Saacadood
Indooniisiya………14 Saacadood
Maleesiya…………..14 Saacadood
Jabaan……………….14 Saacadood iyo 30 miridh
Bakistaan……………15 Saacadood
Bangaladheesh…….15 Saacadood
Hindiya……………..15 Saacadood
Ruushka…………….20 Saacadood
Cali Cabdi Coomay
Suxufi, Qoraa ah.
Haragaysa, Somaliland
calicoomay@hotmail.com
Tix-Raacyo:
Emirates247.com
Ummah.com
Islamweb.net
Islaamfinder.org