HARGAYSA(W,N)-Qaarkamid ah dadwaynaha ku dhaqan caasimada hargaysa ayaa aragtidooda ka dhiibtay qodobadii ay maalintii shalay soo saareen madaxdhaqameedka beelaha dhulba hante oo ku shiray laascanood
Sidoo kale dadwaynaha caasimada hargaysa ayaa wax lalayaabo ku tilmaamay daandaansiga maamul goboleedka punthand.
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;