WAJAALE NEWS

DAAWO;-Madaxdhaqameedka Midkamid Ah Beelaha Dega Gobolka Sool Oo War Kasoo Saaray Xaalada Magaalada Laascanood

LAASCANOOD(W,N)-Midkamid ah beelaha dhulbahante ee u dhaqan gobolka sool oo caawa magaalada laascanood ku qabtay shir jaraa,id ayaa ka hadlay xaaladihii maalmihii udanbeeyay ka taagnaa magaalada laascanood iyagoo ku baaqay inay bulshadu is dajiyaan iyagoo dhanka kalena xukuumada Somaliland ka dalbaday in ay waxka qabato dilalka qorshaysan ee lagu beegsato haldoorka reer laascanood.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version