HARGAYSA(W,N)-Gudoomiyaha Haayada Qaxoontiga Iyo Barakacayaasha qaranka Cabdikariim axmed Maxamed “Xinif” oo ka qaybgalay munaasibad lagu maamuusay saxafi cali mahdi jibriil ayaa sheegay in uu yahay nin dhalinyaro ah oo kala gartay aaminaadiisa shakhsiga ah iyo waxa ina wada dhexeeya isagoo soo qaatay warbixino dhowr ah oo uu diyaariyay
HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;’