WAJAALE NEWS

Xukuumada Somaliland Oo Shaacisay Raashin Ay Gaadhsiinayso Gobolada Bari.

HARGAYSA(W,N)-Gudoomiyaha haayada ka hortaga aafooyinka Somaliland faysal cali sheikh ayaa sheegay in ay dhawaan dadka ku dhaqan gobolada bari ee Somaliland ay gaadhsiin doonaan raashin mucaawino ah.

Exit mobile version