NEW YORK(W,N)-Shirkii golaha xuquuqal iisaanka ee qaramada midoobay ayaa lagaga hadlay doorka uu aqoonsiga jamhuuriyada Somaliland ka qaadan karo xasiloonida manqada geeska Africa.
Sidoo kale shirkan xuquuqal iisaanka ee qaramada midoobay ayaa lagu soo bandhigay kala duwanaanshaha Somaliland iyo somaliya iyo sida ay uga qayb qaadatay ladagaalanka argagixisada iyo budhcad badeedka geeska Africa.
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;