WAJAALE NEWS

Xukuumada Somaliland Oo Dhagax Dhigtay Wado Isku Xidhaysa Boorama Iyo Baki.

BAKI(W,N)-Wasiiro katirsan xukuumada Somaliland iyo maamulka gobolka awdal oo ay weheliyaan haayada save the children ayaa dhagax dhigay wado isku xidhaysa magaalada boorama iyo degmada baki ee gobolka awdal.

 

Exit mobile version