WAJAALE NEWS

Wasiirka Beeraha Somaliland Oo Ka Warbixiyay Roobab Dabaylo Wata Oo La Filayo In Ay Ka Da,Aan Xeebaha Jsl.

HARGAYSA(W,N)-Wasiirka wasaarada beeraha somaliland cabdiqaadir iimaan ayaa ka warbixiyay saadaasha roobab xays ah oo dabaylo wata oo la filayo maalmaha soo socda in ay ka da,aan xeebaha somaliland iyo deegaano kale

Sidoo kale wasiirka beeraha ayaa fariin udiray dadka iyo kaluumaystada somaliland ee xeebaha ka ag dhow.

HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;

 

Exit mobile version