WAJAALE NEWS

Suldaan Mawliid Sabayste Oo Luuqadii Ugu Adkayd Kula Hadlay Buurmadow, Kuna Tilmaamay Waslad Xaaran Ah!

HARGAYSA(W,N)-Suldaan Mawliid Cali Ibraahim (Sabayse” oo ah suldaanka beelaha sacad muuse ayaa luuqadii ugu adkayd ugu jawaabay boqor cismaan aw maxamuud buurmadow oo isagu Somaliland gu baaqay in ay iskaga baxaan gobolka sool

Suldaan Mawliid ayaa boqor buurmadow ku tilmaamay in uu yahay waslad xaaraan oo Somaliland iyo dhaqanka dheeri ku ah.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

Exit mobile version