WAJAALE NEWS

Siyaasi Soo Bandhigay Hagarashada Xukuumada Jsl Ee Gobolka Gabiley Iyo Duruufaha Ay Ku Sugan Yihiin Mujaahidiin Ku Nooli!

HARGAYSA(W,N)-Gudoomiye kuxigeenka gobolada iy degmooyinka xisbiga mucaaridka ee waddani Maxamuud xasan saleebaan doo boo maalmihii udanbeeyay kormeer indho indhayn ah kusoo maray gobolka gabiley ayaa ka warbixiyay xaqiiqada waxa uu kusoo arkay iyo duruufaha nololeed ee ay ku sugan yihiin qaarkamid ah mujaahidiintii snm ee ay dagaalka wada galeen.

Sidoo kale siyaasi doob ayaa sheegay in aanay jirin wax reer gabiley loo qabtay oo ay dheer yihiin gobolada kale ee Somaliland islamarkaana ay ku hafran yihiin Somaliland.

Dhanka kale masuulkan ayaa ka waramay doorkii gobonimada lahaa ee reer gabiley ku lahaayeen halgankii dib uxoraynta somaliland iyo sida aanay runta ula gaban.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

 

 

 

 

 

 

Exit mobile version