HARGAYSA(W,N)-Qaarkamid ah dadka danyarta ah ee degan xaafada state houseka ee magaalada hargaysa islamarkaana laga rarayo agagaaarka xabaalaha ku dhow state house ayaa xukuumada ugu baaqay in la dajiyo meel ku noolaadaan hadii kale ay xukuumadu ku Iyaga Gubto.