WAJAALE NEWS

Mudo Haraad Lagaga Soo Horjeedo Marxuum Xalay Lagu Dilay Laascaanood Oo Sobobay Khasaare Iskugu Jira Dhimasho Iyo Dhaawac.

LAASCANOOD(W,N)-Dadwayne ka gadoodsan dil habeenkii xalay magaalada laascanood loogu gaystay Marxuum cabditafaax cabdilaahi (Hadaraawi oo kamid ah haldoorka gobolka ayaa maanta ka dhacay magaalada laascanood

Banana baxan ayaa waxaa ka dhashay khasaare dhimasho iyo dhaawac iskugu jirto oo soo gaadhay dadkii gadoodsanaa haka ay jajabiyeen dhismaha shirkada telesom iyo kuwo kale

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

2 qof ayaa ku dhintay Mudaraad  Rabshado shado wato oo maanta ka dhacay magaalada laascanood

Exit mobile version