BAYDHABO(W,N)-Madaxwaynaha maamul goboleedka Koonfur galbeed ee somaliya cabdicasiis lafta gareen ayaa ka hadlay dhacdadii maanta ka dhacday magaalada baybadho isagoo sheegay in ay xun yihiin islamarkaana la baadhi doono wixii keenay isku dhacan
Sidoo kale madaxwayne lafgareen ayaa tacsi udiray dadkii ku geeriyooday falkan iyo cidkasta oo dhibsatay falkan.