Madaxwaynaha Koonfur Galbeed Oo Ka Hadlay Dhacdadii Ka Dhacay Magaalada Baydhabo. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Madaxwaynaha Koonfur Galbeed Oo Ka Hadlay Dhacdadii Ka Dhacay Magaalada Baydhabo.
December 23, 2022 - Written by Editor:

BAYDHABO(W,N)-Madaxwaynaha maamul goboleedka Koonfur galbeed ee somaliya cabdicasiis lafta gareen ayaa ka hadlay dhacdadii maanta ka dhacday magaalada baybadho isagoo sheegay in ay xun yihiin islamarkaana la baadhi doono wixii keenay isku dhacan

Sidoo kale madaxwayne lafgareen ayaa tacsi udiray dadkii ku geeriyooday falkan iyo cidkasta oo dhibsatay falkan.

 

COMMENTS
LINKS