GABILEY(W,N)-Chief caaqilka guud ee gobolka gabiley dayib cabdi ciidle ayaa madal ay ku sugnaayeen wasiiro katirsan xukuumada kulmiye maanta gabiley runta usheegay
Sidoo kale chief dayib ayaa xukuumada xisbiga kulmiye ku eedeeyay in ay xidheen kastamkii kalabaydh ee gobolka gabiley looga baahan yahay in ay soo furaan
Dhanka kale maayarka magaalada gabiley ayaa jawaab ka bixiyay hadalka chief caaqilka.
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;