|
|||||
WAJAALE NEWS
“Kulmiyoow Kastamkii Kalabaydh Ayaad Xidheen, Oo Dakhligii Gobolka Oo Dhan Ayaa Xidhan”Chief Caaqil Dayib Cabdi Ciidle
December 27, 2022 - Written by Editor:GABILEY(W,N)-Chief caaqilka guud ee gobolka gabiley dayib cabdi ciidle ayaa madal ay ku sugnaayeen wasiiro katirsan xukuumada kulmiye maanta gabiley runta usheegay Sidoo kale chief dayib ayaa xukuumada xisbiga kulmiye ku eedeeyay in ay xidheen kastamkii kalabaydh ee gobolka gabiley looga baahan yahay in ay soo furaan Dhanka kale maayarka magaalada gabiley ayaa jawaab ka bixiyay hadalka chief caaqilka. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; Related posts:Daawo:Warbixin Khadka Tareenka Casriga ah Ee Itoobiya Oo Noqday Kii U Horeeyay Ee Laga Hirgaliyo Wad... Akhriso: Qodobadii Ay Ka Wada Hadleen Madaxweynayaasha Somaliland iyo Dowlad Deegaanka Soomaalida It... DAAWO MUUQAALKA ; Guriga Uu Wasiirka Diinta Iyo Awqaafta Somaliland Sheekh Khaliil Ka Dhex Dhistay ... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|