WAJAALE NEWS

Komishanka Doorashooyinka Oo Gobolada Dalka Ukala Diray Agabkii Iyo Hawlwadeenada Diwaangalinta.

HARGAYSA(W,N)-Komishanka doorashooyinka somaliland ayaa maanta gobolada dalka ukala diray agabkii iyo hawlwadeenada ka hawlgali doona diwaangalinta codbixiyayaasha oo 28bishan ka bilaabmaysa somaliland.

Guddiga koomishanka doorashooyinka JSL u kala diray qalabkii Diiwaangelinta Codbixiyayaasha Gobolada

 

Exit mobile version