Hargaysa(W,N) abwaan cabdiraxmaan abees oo mudo uxidhaa xukuumada somaliland ayaa markii uhoraysay ka hadlay xadhigiisii isagoo dhamaan umahad celiyay cidkasta oo ka qaybqaadatay arintiisa
Sidoo kale abwaan abees ayaa shaaciyay in aanu waxba iska badalin fikirkii uu aamin sanaa sedexda xisbi qaranna isku mid yihiin muxuuse ka yidhi kulankii uu layeeshay madaxwayne biixi iyo kasoo dhex muuqashada shirkii kulmiye .
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;