WAJAALE NEWS

DAAWO;-Aas Qaran Oo Magaalada Hargaysa Loogu Sameeyay Maxruum Oday Maxamuud Aadan Dhari Oo Kamid Ahaa Odoyaasha Jsl.

HARGAYSA(W,N)-Alle ha,unaxariistee waxaa xabaalaha bari ee Magaalada hargaysa aas qaran loogu sameeyay marxuum Maxamuud Aadan dhari oo kamid ahaa odoyaasha haldoorka ah ee reer somaliland kaasi oo xilal kala duwan kasoo qabtay somaliland iyo somaliya wakhtigii isku dalka la ahaa.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version