HARGAYSA(W,N)-Somaliland ayaa faliyaa dhawaan in laga qodo Ceelkii Uhoreeyay ee shidaal iyadoo mudo shirkado caalami ahi ku mashquul sanaayeen sahaminta shidaal oo laga sameeyay deegaano kala duwan oo ku yaala Somaliland.
Ceelka shidaalka ah ayaa laga qodoayaa deegaano ku yaala gobolada daad madheedh iyo Togdheer oo mudo sahamin ka wadeen shirkadaha Genel Energ iyo Shirkad laga leeyahay Dalka Taiwan.
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;