WAJAALE NEWS

Agaasimaha Cisbitaalka Magaalada laascanood Oo Beeniyay In Ay Diideen Daawaynta Dadkii Ku Dhaawacmay Banaan Baxyada!

Agaasimaha Cisbitaalka Magaalada laascanood Oo Beeniyay In Ay Diideen Daawaynta Dadkii Ku Dhaawacmay Banaan Baxyada, Isagoo sheegay in cisbitaalka ufuran yahay dadka islamarkaana lagu daweeyay cidkasta oo loo keenay.

Exit mobile version